Daa’uud C/rashiid Xuseen (Abdi Kaafi) oo la soo qabtay laguna soo bandhigay Baydhabo

Taliska Qeybta 60aad ee oo Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey dagaalyahan ka tirsan Al-shabaab oo ay Gacanta ku soo dhigeen Ciidanka . Daa’uud Cabdirashiid Xuseen (Abdi Kaafi) ayaa waxaa gacanta ku soo dhigey guutada 8aad ee Qeybta 60aad Xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib Howlgalo Ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka wadeen Ciidanka tuulooyinka hoos yimaada Degaanka … Continue reading Daa’uud C/rashiid Xuseen (Abdi Kaafi) oo la soo qabtay laguna soo bandhigay Baydhabo